Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow ayaa ka hadlay in markale Al Shabaab ay dib u qabsadaan Degmada Masaajid Cali Gaduud, markii shalay uu halkaasi ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeyay Ciidanka Dowladda Federaalka iyo Kooxda Al Shabaab.
Xildhibaan Jeesoow ayaa xusay in muddo labo sanno hakad ku yimid howlgalladii dib u xorreynta dalka ay fursad noqotay Kooxda Al Shabaab, sida uu hadalka u dhiagay.
Wuxuu ku baaqay in wasiirada ku maqan dalka dibaddiisa la geeyo furimaha dagaalka si buu yiri ay u dhiiro-geliyaan Ciidanka Xoogga Dalka.
Halkan ka dhageyso wareysiga Xildhibaan Jeesoow