Xildhibaanada kasoo jeeda Jubbaland oo eedeyn culus u jeediyay dowladda dhexe

0

KISMAAYO (SMN) – Illaa 35 Mudane oo ka tirsan labada gole ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, kana soo jeeda Jubbaland oo war saxaafadeed soo saaray ayaa ka hadlay xaaladda maamulkaasi, gaar ahaan xiisadda u dhexeyso Axmed Madoobe iyo dowladda.

 

Xildhibaannadan ayaa ku eedeeyay dowladda dhexe in ciidamo maleeshiyaad ah iyo hub ay ku diyaarineyso deegaanno dhaca xadka ay wadaagaan dalalka Soomaaliya iyo Kenya.

Halkan hoose ka akhriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here