MUQDISHO, Soomaaliya – Illaa 103 mudane oo kamid ah labada Golle ee Baarlamaanka dalka ayaa ugu baaqey Madaxweyne Xasan Sheekh inuu xilka iska-casilo, iyagoo u jeediyay eedeymo culus.
War-murtiyeed ay soo saareen Khamiistii Shalay ayay Xildhibaanadii ugu badnaa oo uga digay Madaxweynaha inuu dalka halis galiyo, waxayna kula taliyeen inuu dib ugu soo laabto Sharciga.









