Xubno ka socda maamulka gobolka Banaadir oo kulamo ka wada Hague + Sawirro

0

THE HAGUE (SMN) – Wafdi ka socda Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar oo safar shaqo ku jooga Magaalada The Hague (Denhaag) ee xarunta siyaasadda dalka Holland, ayaa waxa ay kulan la qaateen Kuxigeenka Duqa Magaaladaasi Mudane Nur Icar.

 

Agaasimaha Xiriirka Dibadda iyo Hey’adaha Caalamiga Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Xasan Maxamed iyo Kuxigeenka Duqa Magaalada The Hague Mudane Nur Icar ayaa ka wada hadleen Xal-u-helida Bulaacadaha iyo Maareynta Qashinga.

Sidoo kale waxaa kulankan lagu soo qaaday Iskaashiga Labada Magaalo ee dhinacyada Qorsheynta iyo kor u qaadida aqoonta iyo xirfadda shaqaalaha Dowladda Hoose ee Xamar.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here