MUQDISHO (SMN) – Dowladda federaalka federaalka ah ee Soomaaliya iyo QM ayaa si wadajir ah war uga soo saaray xaaladihii ugu dambeeyay ee abaaraha ka jira qeybo dalka.
Warsaxaafadeedkan ayaa waxaa marka hore looga deyriyey xaaladaha nololeed ee haatan ka jira gobollada dalka ee ay abaaruhu saameeyeen, gaar ahaan dadka iyo duunyada.
“Waa inaan hadda wax ka qabanaa, si aan uga hortegno abaar na cuuryaamiso,” ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka.
Halkan hoose ka aqriso:-