Muqdisho - Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaaraynaysaa weerarrada ay Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran ku bartilmaameedsatay kaabayaasha tamarta muhiimka ah ee...
New York - Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Bashiir Cumar Ibraahim iyo ku xigeenka safiirka Dowladda Sweden u...