Faah faahino ka soo baxaya weerar ka dhacay degmada Heliwaa

0

MUQDISHO (SMN) – Al-Shabaab ayaa caawa weerar ku bilowday hub culus ku weerartay xarunta degmada Hiliwaa ee Gobolka Banaadir.

Ciidamo ku sugnaa xarunta degmada iyo kooxda weerarka soo qaaday ayaa waxaa dhax maray dagaal xoogan.

Lama xaqiijin karo khasaaraha dhabta ah, balse rasaas goos goos ayaa la maqlayaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here