Maxay Al-Shabaab ka tiri warbixintii kasoo baxday hay’adda NISA?

0

MUQDISHO (SMN) – Xarakada Al-Shabaab ayaa beenisay qoraal dhowaan kasoo baxay Hey’adda NISA, kaas oo ahaa inqy qorsheynayso weerar ka dhan ah madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya.

Al-Shabaab ayaa sidoo kale iska fogeeyay in uu ka tirsanyahay shakhsi horay magaciisa ay hey’addaasi u sheegtay in uu weerarkaasi qorsheynayo.

Dadka ka faallooda amniga iyo siyaasadda Soomaaliya ayaa sidoo kale arrintaan siyaabo kala duwan uga hadlay, maadaama lagu jiro xilli adag oo kala guur ah iyo doorashooyin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here