Aadan Madoobe oo magacaabay la-taliyihiisa siyaasadda iyo amniga

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka  Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa mudane Maxamed Xasan Idiris u magacaabay Lataliye-sare Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee arimaha siyaasada iyo amniga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here