Cabdikariin Xuseen Guuleed oo hortegay guddiyo ka tirsan BF + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Guddiyada Arrimaha Gudaha iyo dib u heshiisiinta Golaha Shacabka BJFS ayaa maanta kulan su’aalo weydiin ah la qaatay Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda u qaabilsan Wada hadallada Somaliland Cabdikariin Xuseen Guuleed.

 

Ergayga ayaa guddiyada warbixin ka siiyey Sooyaalka Wadahadallada DFS iyo SOMALILAND iyo sidoo kale ahmiyadda ay wadahadalaas uleeyihiin Ummadda Soomaaliyeed.

“Wadatashiyada waxaa ay bud-dhig u yihiin in la helo arragti loo dhanyahay iyo siyaasad mideysan oo ay DFS iyo Dowladaha Xubnaha ka ah ka yeeshay Wadahadallada Somaliland” ayuu yiri Mr Guuleed oo ka warbixiyey kulanka.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here