Wasiirka arrimaha gudaha Galmudug oo xil ka qaadis lagu sameeyey + sababta 30/05/2021 0 Share on Facebook Tweet on Twitter Wasiirkii arrimaha guddaha Galmudug Cabdi Waayeel oo lagu eedeeyay in uu colaad ka huriyay degmada Balanballe isla-markaana uu jabiyay amar ka soo baxay Madaxwayne Qoor Qoor ayaa waxaa lagu sameeyey xil ka qaadis. Halkan hoose ka aqriso:–