Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS u soo gudbiyay magacaabista xubnihii laga sugayay ee Guddiyada Doorashooyinka Kuraasta Somaliland.
Addis-Ababa - African Union Commission is deeply concerned by reported security developments in Mogadishu, including armed clashes in civilian areas.
The Commission calls on all...
Addis-ababa – Midowga Afrika ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladda amni ee ka taagan magaalada Muqdisho, iyadoo ugu baaqday dhammaan dhinacyada inay si deg-deg...