Cabdi Xaashi oo soo gudbiyey xubnaha ku metalaya guddiga doorashooyinka 02/06/2021 0 Share on Facebook Tweet on Twitter Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS u soo gudbiyay magacaabista xubnihii laga sugayay ee Guddiyada Doorashooyinka Kuraasta Somaliland. Hoos ka Akhriso magacyada Xubno lasoo gudbiyey. Share this:Click to share on Twitter (Opens in new window)Click to share on Facebook (Opens in new window) Related