Ra’iisul wasaare Xamza oo kulamo ka wada gobolka Gedo + Sawirro

0

DOOLOW (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan, maamulka Gobolka Gedo, maamullada degmooyinka iyo waxgaradka deegaanka ayaa soo bandhigay xaaladda dhabta ah ee guud ahaan degmooyinka gobolka.

 

Kulanka ayaa waxaa Ra’iisul Wasaaraha ku weheliyey Wasiirro ka tirsan Xukuumadda, Xildhibaanno iyo Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta Musiibooyinka.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

9

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here