Madaxweyne Xasan Sheekh oo deyn cafinta kadib kulamo ka wada New York

0

NEW YORK (SMN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulamo kula qaatay xarumahooda magaalada Washington ee dalka Mareykanka mas’uuliyiinta ka tirsan hay’adda Lacagta Adduunka iyo Bankiga Adduunka.

 

Ugu horreyn madaxweynaha ayaa uga mahadceliyay doorkoodii guushii taariikhiga ahayd ee dalkeennu ka soo hooyay barnaamijka deyn cafinta.

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa mas’uuliyiintan kala hadlay sidii hay’adahoodu ay markale Soomaaliya ugu garab istaagi lahaayeen xaqiijinta himmilooyinka dhaqaale ee u dagsan, tayaynta hay’adaha maaliyadda, kor u qaadista dakhliga iyo maalgashiga caalamiga ah.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

Deputy Managing Director Antoinette Sayeh greets President of Somalia Hassan Sheikh Mohamud at IMF headquarters in Washington D.C on December 13th 2023.
IMF Photo/Kim Haughton

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here