Hay’adda SoDMA iyo Qatar oo mashuruuc muhiim ka daah-furay Muqdisho

0

MUQDISHO (SMN) – MMunaasabadd Kooban oo ka dhacday xarunta dhexe ee SoDMA, goobjoogna ay ka ahaayeen Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Dr Axmed Cabdi Aadan, Safiirka Dowladda Qatar ujooga Soomaaliya ayaa lagu daahfuray Mashruuc afurin ah oo loo sameenaayo dadka dantayar iyo kuwa barakacyaasha ah ee ku nool gudaha Dalka.

 

Mashrucaan waxaa iska kaa shanaya SoDMA iyo Hay’adda Qatar Charity, waxaana lagu wadaa in Gargaarkaan la gaarsiiyo 10,200 oo qoys.

Sidoo kale goobaha gargarkaan la gaarsiinayo waxaa kamid ah xarumaha lagu xanaaneeyo caruurta agoonta ah.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here