DF oo gudbisay warbixinta mashaariicda uu maalgeliyo Bangiga Adduunka

0

MUQDISHO (SMN) –  Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS ayaa gudbiyey warbixinada Hantidhawrka ee mashaariicda uu maalgeliyo Bangiga Adduunka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.

 

Warbixinada Hantidhowrka ee mashaariicda ayaa Xafiiska Hantidhowrku gudbiyey ka hor inta aan la gaarin waqtiga loo asteeyay.

Tallaabadan ayaa dhiirigelineysa daah-furnaanta iyo isla xisaabtanka, siineysana hubanti saaxiibbada horumarka Soomaaliya ka taageera iyo joogteynta mashaariicda horumarineed ee JFS.

Halkan hoose ka akhriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here