Wasiir Beyle oo aaladda fogaan aragga uga qeyb-galay shir muhiim ah + Sawirro

0

Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo aaladda fogaan aragga uga qeyb galay shirka Wasiirada Maaliyadda ee dalalka Afrika ayaa tilmaamay in maanta ay u ahayd maalin kale oo muhiim ah, ayna sii socdaan wadahadallada iyo warbixinnada ay la wadaagayaan IMF iyo Bangiga Adduunka xili lagu guda jiro Shirka Sanadlaha ah.

โ€œWaxa aan ka doodnay maanta halka ay marayaan howlaha kala ah dhameystirka dib-u-habeynta Maaliyadda, Mashaariicda ay ka fuliyaan Soomaaliya IMF/Bangiga Aduunka iyo sida loo gaari karo horumar waara oo ay helaan dadka Soomaaliyeed inkasta oo uu COVID-19 saameyn Dhaqaale nagu yeeshayโ€.ayuu yiri Wasiir Beyle.
  

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here