Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay dagaal beeleed ka dhacay degmada Luuq

0

LUUQ (SMN) – Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in xalay dagaal beeleed khasaare gaystay uu ka dhacay gudaha degmada Luuq ee gobolkaasi.

 

Dagaalka oo ahaa mid xoogan ayaa u dhexeeyay laba maleeshiyo beeleed oo in muddo ah isku horfadhiyay gudaha dgemadaasi.

Wararka ayaa sheegaya in dagaalkii xalay uu sababay khasaare leh dhimasho iyo dhaawac, sidoo kalena uu saameyn ku yeeshay dhaq-dhaqaaqa magaaladaasi.

Xaaladda ayaa saaka kacsan, waxaana weli si horfadhiya maleeshiyaadka dagaalamay, taas oo uga sii dareysa xiisadda ka taagan halkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here