Howlwadeeno ka tirsab SoDMA oo tababar loogu soo xiray Shiinaha + Sawirro

0

BEIJING (SMN) – Khubarro & Saraakiil ka Socda Hey’adda SoDMA ayaa safar aqoon is weeydaarsi & tababar ugu soo gabagaboobay dalka Shiinaha.

 

Tababarka aya lagu baranayey Maareynta Qataraha Musiibooyinka iyo ka jawaabida Xaaladaha degdega iyadoo sidoo kale hab baraatikaal ah loo tusay sida loo Mareeye Masiibooyinka.

Tababarkaan ayaa waxaa sidoo kale ka soo qeyb galay wadamada kala ah: Masar, Tanzania, Sri Lanka iyo Bangladesh waxaa uuna socday muddo 15 maalin ah.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here