Jubbaland oo war kasoo saartay shaqaaqadii ka dhacday Kismaayo

0

KISMAAYO (SMN) –  Afhayeenka booliska Jubbaland Dhamme Shukri Faarax Ducaale oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay shaqaaqadii maanta ka dhacday magaaladaasi.

 

Afhayeenka ayaa xaqiijiyay in israaseyntii saaka ka dhacday Kismaayo uu ku dhintay hal askari oo ka tirsanaa ilaalada musharixiinta, dhankoodana ay ka dhaawacmeen 2 askari.

Shukri Faarax ayaa falkan ku eedeeyay musharixiinta mucaaradka, wuxuuna sheegay in gaari ay wateen ilaaladooda uu rasaas ku furay ciidanka, kadibna uu sidaasi ku bilowday dagaalka.

Halkan hoose ka daawo:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here