Maxkamadda G/Banaadir oo waaran soo qabasho ah u jartay Axmed Madoobe

0

MUQDISHO (SMN) – Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa soo saartay waaran lagu soo xirayo madaxweymaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo 25-kii bishaan dib loogu doortay magaalada Kismaayo

 

Maxkamadda ayaa ku eedeysay Axmed Madoobe, Khiyaano Qaran, Falal lid ku ah midnimada Qaranka Iyo xog u gudbin dal shisheeye.

Sidoo kale Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa lagu fartay taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliya Jeneraal Asad Cabdullaahi Cismaan inuu soo xiro Axmed Madoobe, isla-markaana si deg deg ah  u horgeeno maxkamadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here