MUQDISHO [SMN] – Diyaaraha gudaha Soomaaliya ayaa shaaciyay inay gabi ahaanba joojiyeen duulimaadyada laga billaabo 22-ka bishan, iyagoo cabasho xooggan ka muujiyay dowladda Federaalka.
Tallaabadan oo timid markii wax laga qaban waayay cabashada shirkadaha, ayaa si weyn u saameynaysa dadka ku nool gobollada koonfurta dalka, halkaas oo duulimaadyada cirka ay muhiim u yihiin xaaladaha amni awgood.


![Nabadoonka Beesha Aadan Warsame ee Xawaadle oo lagu doortay Muqdisho [Sawirro]](https://shabellemedia.com/wp-content/uploads/2026/07/yaab-150x150.png)
