Itoobiya Iyo Maamulka KGS oo isku raacay qodob ay horay DFS uga diiday Maamulkasi

0

BAYDHABO [SMN] – Madaxweyne Lafta-Gareen ayaa Baydhabo kula kulmay Saraakiil sare oo katirsan Militeriga Itoobiya, oo ay kawada hadleen dagaalka ka dhan ah Al-Shabaab.

 

Lafta-Gareen ayaa u sheegay Saraakiisha inay Ciidanka Itoobiya kaliya ka howlgali doonaan deegaanada Koonfur Galbeed, xili dowladda Soomaaliya rabto inay ku bedesho Askarta Masar, oo dhawaan dalka imaanaya.

DAAWO WARBIXINTA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here