DOHA, Qatar – Madaxweynihii 9aad ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa shaki ku jira inuu ka qeybgali doonin shirka uu ku dhawaaqay Madaxweyne Xasan Sheekh.
Wareysi uu C/rashiid Duuqow, Afhayeenka Nabad iyo Nolol siiyay Shabelle TV ayaa uga warbixiyay gogosha Madaxweyne Xasan Sheekh u fidiyay madaxda iyo qorshaha Farmaajo.