Gollaha Warbaahinta Madaxa-banaan oo cambaareeyay xariga howlwadeena Five Somali TV 01/04/2025 0 Share on Facebook Tweet on Twitter MUQDISHO, Soomaaliya [SMN] – Gollaha Warbaahinta Madaxa-banaan ayaa soo saarey war-saxaafadeed deg deg ah oo ku cambaareeyay Xariga howlwadeena Five Somali TV.