MUQDISHO, Soomaaliya [SMN] – Fahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar hoobiye oo saakay ka dhacay xaafado ku dhaw Villa Somalia, Madaxtooyadda Soomaaliya.
Wararka ayaa sheegaya in Macalin Dugsi Qur’aan iyo 5-qof oo kale ay ku dhaawacmeen kadib markii Hoobiyayaal lagu garaacay xaafadahooda degmada Warta Nabada ee Muqdisho.


![Nabadoonka Beesha Aadan Warsame ee Xawaadle oo lagu doortay Muqdisho [Sawirro]](https://shabellemedia.com/wp-content/uploads/2026/07/yaab-150x150.png)
