Xildhibaan Caana-nuug: Aadan Madoobe waa eedeysane, xilkana waa laga qaadaa

0

MUQDISHO, Soomaaliya – Xildhibaan Maxamed Cali Cumar [Caana-nuug] oo kamid ah Gollaha Shacabka ayaa sheegay in Gudoomiye Aadan Madoobe uu eedeysane yahay, islamarkaana laga xayuubin doono xilka uu ku fadhiyo.

 

Isagoo wareysi siinayay Shabelle TV, Xildhibaan Caana-nuug ayaa xusay in Mooshinkii ay keeneen in ka badan 100 Xildhibaan uu sidiisa yahay, wuxuuna meesha ka saarey inay la laaban doonaan kadib markii uu Aadan Madoobe warqada soo saarey xalay oo uu uga laabtay xasaanad ka qaadista Xildhibaan Abiib.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here