KISMAAYO, Soomaaliya – Maamulka Jubaland ayaa war kasoo saarey dagaalka gobolka Gedo, kaasoo ay ku tilmaantay duulaan dowladda Soomaaliya ku qaadey deegaanno maamul ka jira.
Muqdisho – Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si adag u cambaareeyay hub iyo ciidamo la sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, uu u daabulay...