Sheekh Shariif oo si adag uga hadlay colaada ka taagan Gobolka Shabellaha Hoose – DAAWO

0

MUQDISHO, Soomaaliya – Madaxweynihii hore ee dalka Sheekh ayaa cambaareeyay dilalka arxan-daradda iyo colaadda qabiil ee ka taagan gobolka Shabeellaha Hoose.

 

Dhaqan aad u xun ayuu ku tilmaamay waxa ka socda duleedka degmada Wanlaweyn, halkaas oo dhawaan nolosha lagu gubey nin odey ah, oo aano qabiil loogu beegsaday.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here