Maamulka Gobolka Banaadir oo beeniyay eedeyn uga timid Gudiga Doorashadda 10/11/2025 0 Share on Facebook Tweet on Twitter MUQDISHO, Soomaaliya – Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa soo saarey war-saxaafadeed uu ku beeniyay eedeyn uga timid Gudiga doorashadda qaranka iyo Sohdimaha Soomaaliya.