KISMAAYO – Madaxweyne hore Sheekh Shariif, oo ka hadlayay Shirka Kismaayo, ayaa sheegay in uu dhaleeceyn kala kulmay dastuurkii dowladiisii KMG ahayd diyaarisay.
“Dastuurka aan aniga iyo Faroole qornay dad badan ayaa igu eedeeya balse waxay aheyd in la igu amaano,” Madaxweyne Hore Sheekh Shariif.




