KISMAAYO – Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, oo ka hadlay Shirka Kismaayo ayaa eedeyn culus u jeediyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
“Xasan Sheekh Dowladnimadaan daruufta adag lagu dhisay inta uusan kala irdhayn oo dadka kala eryin aan gacanta ka qabano,” ayuu yiri Siciid Deni.




