Agaasimaha cusub ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo xilka la wareegay

0

MUQDISHO (SMN) – Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya  Mudane Mahdi Maxamed Guleed, ayaa ka qayb galay munaasabad uu xilka kula wareegay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda  mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul).

Rooble aya Agaasimaha cusub ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda  u rajeeyay in uu Eebbe ku garab galo mas’uuliyadda loo igmaday.

Ugu danbeey Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka ayaa mahadceliyay Agaasimihii hore ee hay’adda Maxamed Aadan Koofi, oo uu ku ammaanay shaqadii wanaagsaneyd ee uu ka soo qabtay hay’adda intii uu xilka hayay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here