Amiirka Qatar oo hambalyo u soo diray madaxweynaha Soomaaliya

0

Amiirka dowladda Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad al-Thaani ayaa munaasabadda kowda Luulyo awgeed dhambaal hambalyo ah u soo direy madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya.

Soomaaliya ayaa maanta u dabaaldegaysa 61 sano guuradii ka soo wareegatay maalinta xoriyadda ee 1-da Luulyo 1960.

Munaasabado waa weyn ayaa ka dhacayay tan iyo xalay magaalada caasimadda iyo gobolada dalka kuwaas oo lagu weynaynayo maalinta xoriyadda iyo midnimada dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here