MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Aqalka Sare, Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa si wadajir ah u shaaciyay magacyada xubnaha u tartamaya doorashada Aqalka Sare, gobollada Waqooyi ee Somaliland.
Liiska ayaa waxaa ka soo muuqday xubno ay ka mid yihiin, guddoomiyaha Aqalka Sare , Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo haatan aysan jirin cid kula tartameyso kursigaas.
Halkan hoose ka aqriso:-

