Aqriso: Magacyada lixda xildhibaan ee lagu doortay magaalada Kismaayo

0

KISMAAYO (SMN) – Lix xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu doortay magaalada Kismaayo, waxaana ku kala guulaystay murashaxiinta kala ah:-

Xildhibaan Cabdinuur Cali Aadan HOP#028

Xildhibaan Cabaas Cali Ibraahim HOP#111

Xildhibaan Asad Cabdirisaaq Maxamed HOP#120

Xildhibaan Cumar ibraahim Xaashi HOP#114

Xildhibaan Maxamed Sheikh Nuur cismaan HOP#107.

Xildhibaan Dr, Siciid Maxamed Cali HOP#093

Doorashada Xidhibaanada golaha shacabka ayaa si dardar ah kaga socoto maamul goboleedyada dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here