Aqriso: Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo digniin culus soo saaray

0
Ra'iisaul wasaaraha Soomaaliya Mohamed Hussein Rooble

MOGADISHU (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha XFS waxa uu ka digayaa isku day kasta oo lagu marin habaabinayo Kiiska Ikraan Tahliil.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaaruhu wax uu farayaa Taliyayaasha Ciidamada Qalabka Sida in ay ka fogaadaan talaabo kasta oo wax u dhimi karta sumcadda ciidamada, dhaawicina karta kalsooni shacabka Soomaaliyeed .

Halkan hoose ka aqriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here