Aqriso: Wasaaradda waxbarashada XFS oo go’aan xasaasi ah soo saartay

0

MUQDISHO (SMN) – Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ayaa go’aan ka soo saartay cabashooyin uga yimid hay’addaha waxbarashada gobolka Banaadir.

Qoraal kasoo baxay xafiiska wasiirka waxbarashada Mudane Cabdullaahi Abuukar Xaaji ayaa waxaa lagu sheegay in lagu baabi’iyay qarashaadka ku xusan liiska Tariifada uu soo gudbiyay agaasinka waxbarashada Gobolka Banaadir, uuna ansixiyay guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho, taas oo ku lifaaqan warqadan.

Halkan hoose ka aqriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here