Wasiirkii arrimaha guddaha Galmudug Cabdi Waayeel oo lagu eedeeyay in uu colaad ka huriyay degmada Balanballe isla-markaana uu jabiyay amar ka soo baxay Madaxwayne Qoor Qoor ayaa waxaa lagu sameeyey xil ka qaadis.
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in dastuurka cusub ee dhowaan la ansixiyay uu si cad u xoojinayo...
MOGADISHU – President Hassan Sheikh Mohamud officially closed the annual National Quranic Competition for the holy month of Ramadan on Friday, presenting cash prizes...