Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay wax ka beddelka dastuurka dalka + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyey cutubyo kamid ah Dastuurka KMG ah ee Dalka.

 

254 mudane oo ka tirsan labada gole ee Baarlamaanka ayaa u codeeyay ansixinta cutubyo kamid ah Dastuurka, mana jirin cid diiday.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa ku dhawaaqay natiijada ansixinta Dastuurka.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here