Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Muxuu madaxweyne Xasan Sheekh ka yiri weerarkii Cowswayne?

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay jeediyay khudbad xasaasi ah ayaa ka hadlay weerarkii xooganaa ee dhowaan Al-Shabaab ay ku qaadeen gudaha deegaanka Cowsayne ee gobolka Galgaduud.   Ugu horreyn madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaca ka qaaday in aysan jirin sheegashada Al-Shabaab ee ku aadan inay weerarkaasi ku leysay askar badan, isaga oo tilmaamay...

Taliska ciidanka Xoogga oo loogu baaqay inuu ka hortago weerarada Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Mahad Wehliye Raan oo ah falanqeeye arrimaha amniga ayaa ka hadlay kororka weerarada ay Al-Shabaab ku qaadaan saldhigyada ciidamada dowladda ee ku yaalla koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.   Wehliye oo u warramay Shabelle ayaa sheegay inay jirto habacsanaan dhanka ciidamada iyo saraakiishooda, isaga oo tilmaamay in aysan jirin feejigaan ka horReysa weerarada. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in arrintan ay...

Sawirro: Ra’iisul wasaaraha XFS oo gaaray degmada Aadan Yabaal

AADAYAN YABAAL (SMN) - Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelaha Dhexe, halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay.   Ra'iisul wasaare Xamza ayaa degmadaas u tegay arrimo la xiriira howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda deegaanada dowlad goboleedka HirShabelle. Wararka ayaa sheegaya in safarka...

President’s addresses to the nation focuses on fight against Al-Shabaab

DHUSAMAREB, Somalia - In his address to the nation, Somali President Hassan Sheikh Mohamud, said that it is time to hold accountable those who abused the power of the army.   "It is time to hold accountable those who abused the power of the army, committed betrayal, and set people on fire. The time for accountability to begin," said the president. The...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la yeeshay safiirka Qatar + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maaraynta Masiibooyinka Qaranka Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta la kulmay Safiirka Dalka Qatar Soomaaliya u jooga H.E dr. Abdalla Bin saalim Al- nucaymi.   Guddoomiyaha SoDMA, ayaa kala hadlay safiirka sidii dowladda Qatar ay gacan wayn uga gaysan lahayd ka hortagga Duufaanta El-niinada oo laga cabsi qabo inay wax yeeleyso dalka iyo sidii loo xoojin lahaa...

Taliyihii Nabad-Sugidda degmada Doolow oo maanta xaaskiisa ay dishay

DOOLOW (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil maanta loo geystay taliyihii Nabad-Sugidda degmada Doolow ee gobolka Gedo oo lagu magacaabi jiray, Ibraahim Hilowle Xuseen   Wararka ayaa sheegaya in marxuumka ay dishay xaaskiisa, isla-markaana gacanta lagu dhigay, markii ay goobta tageen ciidanka amniga. Guddoomiye ku xigeenka siyaasadda degmada Doolow, Aadan Barre oo la hadlay Shabelle ayaa sheegay in...

Gunmen kill cab driver in Afgoye, outside Somali capital

AFGOYE, Somalia – Reports from the southern agriculture city of Afgoye indicate that unknown gunmen killed a civilian early on Tuesday morning amid increased security measures in place.   The murder of victim identified as Abas Osman Abshirow has been gunned down in the Fayuma neighborhood. Abshirow was a cab driver and the motive behind his assassination remains unclear. Police sealed off...

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu furay R/W ku xigeenka dalka?

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay shirka bandhigga qaab-dhismeedka wadashaqeynta iyo isku duwidda deeqaha uu caalamku ku taageero Soomaaliya.   Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa xusay in Xukuumadda #DanQaran ay ahmiyad gaar ah siinayso sidii barnaamijyada gargaarka ee lagu taageerayo Soomaaliya loogu beddeli lahaa barnaamijyo horumarineed oo wax ka taraya nolosha shacabka...

Sawirro: DF Soomaaliya oo Mareykanka la saxiixatay heshiis ku kacaya $92.6 Milyan

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Soomaaliya ayaa Dowladda Mareykanka la saxiixatay Heshiis Horumarineed oo gaaraya $92.6 Milyan kana turjumaya iskaashiga joogtada ah ee u dhexeeya Maraykanka iyo Soomaaliya.   Wasiirada Maaliyadda iyo Qorsheynta Qaranka ayaa dowladda Soomaaliya u saxiixay Heshiiskaan halka dowladda Mareykanka uu u saxiixay Sii hayaha xilka safiirka dowladda waddankaas. Heshiiskaan deeqda ah wuxuu ka turjumayaa iskaashiga qotada dheer ee Mareykanka...

US donates $92.6 million to Somalia as the country on recovery path

MOGADISHU, Somalia - Somalia has signed a $92.6 million development agreement with the US to promote resilience, stability, economic growth, and governance.   The minister of planning Mohamud Abdirahman Beenabene, along with the finance minister inked the grand deal intended for the recovery of the humanitarian situation in the country. "I had the privilege of co-signing a landmark Development Objective Assistance Agreement...

WARAR KALE

Dowladda Puntland oo Caddeysay Mawqifkeeda Maamulka Khayraadka Deegaanka

Garowe – Dowladda gobolleedka Puntland ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay ku caddeyneyso in ay leedahay awoodda dastuuriga ah ee maamulka, ilaalinta, iyo ka faa’iidaysiga...

Somalia’s president meets Somali-American mayor, urges stronger U.S. ties

MOGADISHU, July 5 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday received Nadia Mohamed, the Somali-American mayor of St. Louis Park, at the presidential...

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo Booqasho Shaqo ku Tagay Dekedda Seattle

MUQDISHO - Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Maxamed Cali Nuur, ayaa booqasho ku tagay dekedda weyn ee magaalada Seattle ee dalka Mareykanka, kadib...