Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo beeniyay wararka sheegaya in Kenya ay masaafurisay

MUQDISHO – Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa beeniyay wararka sheegaya in 25-kii bishan laga soo celiyay dalka Kenya, isagoo ku tilmaamay eedeymahaas kuwo "been abuur ah, aan sal iyo raad toona lahayn."   Qoraal uu soo saaray ayuu Jibriil ku sheegay inuusan marnaba ku lug yeelan falal wax u dhimaya amniga, madaxbannaanida, xasilloonida ama...

Somalia’s deputy prime minister denies reports of deportation from Kenya

MOGADISHU — Somalia's Second Deputy Prime Minister Jibril Abdirashid Haji has denied reports that he was denied entry and deported from Kenya on June 24, dismissing the claims as "false, baseless and unsupported by fact."   In a statement released on Monday, Haji rejected allegations circulating on social media that linked him to activities undermining Kenya's security and sovereignty. "At no time did...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed, kana dhagax-dhigay kuwo cusub

MUQDISHO -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay mashaariic horumarineed oo isugu jira waddooyin iyo xarumo dowladeed, kuwaas oo door weyn ka qaadan doona dowlad-dhiska Soomaaliya. Sidoo kale, waxa uu dhagax-dhigay mashaariic cusub oo ay hirgelinayso Xukuumadda DanQaran.   Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu ugu horreyn xarigga ka jaray waddo laami ah oo dhererkeedu...

Southwest State leader opens Somalia humanitarian forum in Baidoa

BAIDOA, Somalia — The leader of Somalia's South West State, Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen, on Monday opened a national humanitarian forum bringing together federal and regional officials, aid agencies and humanitarian partners to discuss the country's worsening humanitarian needs.   The meeting was attended by the commissioner of Somalia's National Disaster Management Agency (SoDMA), ministers responsible for humanitarian affairs from the...

Somali president arrives in Ethiopia for talks with PM Abiy

ADDIS ABABA, June 29 — Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Ethiopia's capital Addis Ababa on Sunday for a working visit expected to focus on security, regional stability and strengthening bilateral ties, Somalia's presidency said.   Mohamud and his delegation were received by Ethiopian officials upon arrival, according to a statement from the Somali presidency. The visit comes as Somalia and...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Furay Madasha Arrimaha Bini’aadannimada Soomaaliya

Baydhabo – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta si rasmi ah u furay Madasha Arrimaha Bini’aadannimada Soomaaliya, oo ay ka qeyb galeen Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), wasiirrada gargaarka dowlad-goboleedyada, iyo wakiillo ka socday hay’adaha ka shaqeeya arrimaha bini’aadannimada.   Madasha ayaa diiradda lagu saaray xaaladda bini’aadannimo ee Soomaaliya, xoojinta iskaashiga dowladda iyo hay’adaha...

Saudi Arabia executes three Somali nationals convicted of hashish smuggling

RIYADH, June 29 — Saudi Arabia has on Sunday executed three Somali nationals convicted of smuggling hashish into the kingdom, the Interior Ministry said, as the Gulf state continues to carry out capital punishment for drug-related offences despite mounting criticism from human rights groups.   In a statement carried by the official Saudi Press Agency (SPA), the ministry identified the three...

Boqortooyadda Sacuudiga oo xukun dil ah ku fulisay saddex muwaadin oo Soomaali ah

RIYADH – Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa shaacisay in Axaddii shalay ay xukun dil ah oo toogasho ah ku fulisay saddex muwaadin oo Soomaali ah, kuwaas oo lagu helay dambi la xiriira inay si sharci darro ah dalka u geliyeen maandooriyaha xashiishka, sida ay baahisay Wakaaladda Wararka Sacuudiga (SPA).   Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa sheegtay in Axmed Aadan...

Ciidamada Uganda oo xiray warbaahin madax-bannaan, kadib amar ka soo baxay taliyaha ciidamada

Kampala, Uganda – Kooxda ugu weyn warbaahinta madaxa-bannaan ee Uganda, Nation Media Group (NMG), ayaa sheegtay inay ku jirto “go’doomin militari” kadib markii ciidamada Uganda ay xireen qaar ka mid ah xarumaheeda warbaahinta, amar uu bixiyay Taliyaha Ciidamada Dalka, Jeneraal Muhoozi Kainerugaba.   Ciidamo hubeysan ayaa Axaddii hareereeyay xarumaha NTV Uganda iyo Spark TV ee magaalada Kampala, waxaana labada telefishin laga...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gaaray Itoobiya iyo Kulan uu La yeelan doona Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed

Addis Ababa – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ku gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, halkaas oo si diirran loogu soo dhoweeyay.   Safarka Madaxweynaha ayaa lagu sheegay mid lagu xoojinayo xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga istiraatiijiga ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya, iyadoo mudnaanta la siinayo arrimaha amniga,...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo beeniyay wararka sheegaya in Kenya ay masaafurisay

MUQDISHO – Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa beeniyay wararka sheegaya in 25-kii bishan laga soo celiyay dalka...

Somalia’s deputy prime minister denies reports of deportation from Kenya

MOGADISHU — Somalia's Second Deputy Prime Minister Jibril Abdirashid Haji has denied reports that he was denied entry and deported from Kenya on June 24,...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed, kana dhagax-dhigay kuwo cusub

MUQDISHO -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay mashaariic horumarineed oo isugu jira waddooyin iyo xarumo...