Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Qaramada Midoobay Oo Magacowday Taliyaha Cusub Ee Hawlgalka Nabadda Ee Koonfurta Suudaan

JUBA - Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, ayaa Khamiistii magacaabay Janaraal Sare Junhui Wu oo ka tirsan Shiinaha inuu noqdo taliyaha cusub ee ciidamada Qaramada Midoobay ee hawlgalka nabadda Koonfurta Suudaan (UNMISS), sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay xafiiska Qaramada Midoobay.   Janaraal Wu ayaa beddelaya Janaraal Sare Mohan Subramanian, kaasoo Guterres uga mahadceliyey hogaamintiisii wax ku oolka ahayd...

Agaasimaha NISA Oo Ka Qayb Galay Munaasabad Lagu Sagootinayey Kaaliyihii Hore Ee Amniga Hay’adda

Muqdisho – Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa ka qeyb galay kulan afur ah oo lagu sagootinayay Kaaliyihii hore ee Amniga NISA, Sarreeye Guuto Aadan Maxamed Cumar, kaas oo dhawaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u magacaabay Taliyaha Ciidanka Gaarka ah ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed.   Agaasimaha NISA ayaa munaasabadda ka hadlay, isagoo bogaadiyay doorkii muuqday...

Soomaaliya Oo Ka Qayb Gashay Shirka 59-aad Ee Gaarka Ah Ee Golaha Wasiirrada EAC

Arusha – Danjire Ilyaas Cali Xasan, Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Tanzania isla markaana ah Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan Urur-Goboleedka Iskashiga Dhaqaalaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), ayaa Soomaaliya ku metelay Shirka 59-aad ee Gaarka ah ee Golaha Wasiirrada EAC oo ka qabsoomay xarunta ururka ee magaalada Arusha.   Shirkan oo ay ka qayb galeen Wasiirrada dalalka...

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ka Mahadceliyey Doorka Baarlamaanka Ee Dhammeystirka Dastuurka

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan af-fur ah oo uu la yeeshay Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uga mahadceliyey dadaalka, dulqaadka iyo mas’uuliyadda ay muujiyeen muddadii ay socotay shaqada qaran ee dhammeystirka Dastuurka dalka.   Madaxweynaha ayaa tilmaamay in guushan ay tahay tallaabo taariikhi ah oo xoojinaysa dowladnimada, midnimada iyo nidaamka dimuqraadiyadeed ee...

Maxaa kasoo baxay Shirkii Gollaha Wasiiradda Soomaaliya?

MUQDISHO - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ayaa looga hadlay amniga dalka, gurmadka xaaladda abaaraha, hawlgaladdii ugu dambeeyay ee ciidamada xoogga dalka ay kula wareegeen deegaanno horleh, iyo warbixinno ku saabsan nidaamka casriyaynta dowladnimada iyo dardargalinta adeeg bixinta dowladda. Kulanka Golaha oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaaraha XJFS, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu...

Somali Cabinet Approves International Agreements, Discusses Security and Drought Response

MOGADISHU — Somalia’s cabinet on Thursday approved a series of international agreements and key regulations during its regular weekly meeting, while also reviewing security developments, drought relief efforts and government modernization plans.   The meeting, chaired by Prime Minister Hamza Abdi Barre, focused on the country’s security situation, recent military operations in which Somali National Army forces captured new areas, and...

Somali Lawmakers from Puntland Allowed to Leave Mogadishu After Constitution Vote

MOGADISHU — Lawmakers from Somalia’s Puntland who were recently prevented from traveling to their regional capital have now been allowed to return to their constituencies, one of the legislators confirmed on Thursday.   The lawmakers, representing both chambers of Somalia’s federal parliament and affiliated with Puntland, said they were cleared to depart for their regions after days of restrictions that had...

Saudi Arabia Performs Complex Surgery to Separate Somali Conjoined Twins

RIYADH — A complex operation to separate Somali conjoined twins is underway at King Abdullah Specialist Children's Hospital, led by an international medical team headed by renowned surgeon Dr. Abdalla bin Abdulaziz Al-Rabeeah.   The procedure involves Somali twin girls, Rahma and Ramla, who were born joined at critical parts of their bodies, making the surgery highly delicate and medically challenging. Doctors...

Sacuudiga: Qalliinka Kala Saarista Mataano Soomaali ah oo Ka Socda Isbitaalka Boqor Cabdalla

RIYAADH — Qalliinka lagu kala saarayo mataano Soomaaliyeed oo isku dheggan ayaa ka socda King Abdullah Specialist Children's Hospital, iyadoo ay fulinayaan koox dhakhaatiir heer caalami ah oo uu hoggaaminayo Dr. Abdalla bin Abdulaziz Al-Rabeeah. Qalliinkan adag ayaa lagu kala saaraya gabdho mataano ah oo lagu kala magacaabo Raxma iyo Ramla, kuwaas oo ku midoobay xubno muhiim ah oo jirka...

Xildhibaanadii Garoowe Lagu Celiyay Oo Saaka Loo Ogolaaday Inay Ku Laabtaan Deegaanadoodii

Muqdisho – Xildhibaanadii dhawaan lagu celiyay hawada iyagoo ku sii jeeday Garoowe ayaa saaka loo ogolaaday in ay ku laabtaan deegaanadoodii, sida uu xaqiijiyey mid ka mid ah xildhibaanadaasi oo la hadlay Shabelle TV isagoo ku sugan Garoonka Aadan Cadde.   Xildhibaanadaan, oo iskugu jira labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya isla markaana matala maamulka Puntland, ayaa maalmahan deganaa Airport Hotel,...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...