Soomaaliya oo gudbisay heshiisyo taariikhi ah + Sawirro

Dawladda Soomaaliya ayaa markii u horreysay gudbisay toddobo heshiis oo caalami ah, kuwaasi oo ku aaddan xaquuqda Shaqaalaha. Munaasabad ka dhacday Talaadada maanta xarunta  Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo habka fogaan aragga uu uga qeybgalay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Shaqaalaha Adduunka (ILO) , Guy Ryder iyo saraakiil kale ayaa si...

SARKAAL KA TIRSANAA AL-SHABAAB OO LAGU DILAY HOWL-GAL KA DHACAY SH/HOOSE

Dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay howl-gal ay ciidamada Xoogga dalka saacadihii u dambeeyey ka sameeyeen degmada Awdheegle ee gobolka Sh/Hoose. Howl-galkan oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxaa lagu dilay xubin sare oo ka tirsan dhaq dhaqaaqa Al-Shabaab, sida ay shaaciyeen saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda.

WARAR KALE

Somali President Holds Talks with Libyan Leader In Tripoli

Tripoli (SMN) – Somali President Hassan Sheikh Mohamud met with Libyan leaders, including Mohamed Al-Menfi, Head of the Libyan Presidential Council, and Prime Minister...

Soomaaliya oo heshiis cusub la galay dowladda Libya [Sawirro]

Tripoli - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulammo miro dhal ah la qaatay Hoggaamiyaha Golaha Sare ee Liibiya, Mudane Maxamed...