Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Munaasabad Shahaado lagu Gudoonsiinayey Arday Soomaaliyeed oo ka dhacday Turkiga

Ankara, Turkiga — Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Turkiga, Mudane Danjire Fathudin Cali Maxamed (Ospite), oo ay wehelisay U-Qeybsanaha Waxbarashada iyo Tacliinta Sare, ayaa ka qeyb galay munaasabad ballaaran oo shahaadooyin lagu guddoonsiinayay arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Tartanka Kubadda Cagta ee Sannadlaha ah 2025 ee ka dhacay magaalada Ankara.   Munaasabaddan oo ay soo qabanqaabiyeen Ururka Ardayda Soomaaliyeed ee...

Lower Shabelle Governor, Marka District Commissioner Visit AUSSOM

MARKA, Lower Shabelle — Lower Shabelle’s newly appointed Governor, Abuubakar Abdalla Bashir, alongside the District Commissioner of Mark, Adanli Ahmed Mohamed, today paid an official visit to the AUSSOM Battle Group XLIII stationed at the Ceeljaale Forward Operating Base (FOB).   The delegation was warmly received by the Battle Group Commander, Colonel Robert Koch, who praised the strong security cooperation between...

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose iyo Guddoomiyaha Degmada Marka oo booqday Xerada AUSSOM

MARKA - Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Shabeellaha Hoose, Abuubakar Cabdalla Bashiir, iyo Guddoomiyaha Degmada Marka, Mudane Aadanli Axmed Maxamed, ayaa maanta booqasho ku tagay Xerada Howlgalka ee Ceeljaale, halkaas oo ay ku sugan tahay Kooxda Dagaalka ee AUSSOM.   Madaxda waxaa si diirran u soo dhaweeyay Taliyaha Kooxda AUSSOM XLIII, Gaashaanle Sare Robert Koch, oo bogaadiyay iskaashiga adag ee dhinaca amniga...

Taliska Booliiska Oo Gacanta Kusoo Dhigay Labo Eedeysane oo Ku Howlanaa Dhac iyo Dhibaatayn Bulsho

Muqdisho – Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa Saldhigga Dayniile, ayaa gacanta ku soo dhigay labo eedeysane oo la tuhunsan yahay inay caadaysteen dhaca iyo dhibaataynta bulshada ku dhaqan degmada Dayniile.   Warse-xaafadeed kasoo baxay taliska booliska gobolba banaadir ayaa sheegay inLabadan eedeysane oo ay Booliisku muddo daba socdeen laguna qabtay iyagoo fal dhac ah ka geysanaya gudaha degmada Dayniile, kaddib...

Jubbuland Oo Tababar Ciidan Ugu soo Xirtay Deegaanka Raaskambooni

Raaskambooni, Jubbaland – Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Dowladda Goboleedka Jubbaland (JISA), Maxamed Axmed Sabriye (Bassaam), ayaa si rasmi ah ugu soo xiray deegaanka Raaskambooni ee degmada Badhaadhe, tababar ciidan oo loo qabtay Guutada Hanqadh ee Nabad­sugidda iyo Sirdoonka Jubbaland.   Tababarkan ayaa lagu diiradda saaray sare u qaadidda tayada, xirfadda iyo awoodda hawlgal ee ciidamada Jubbaland si ay uga...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kulan la yeeshay odayaasha dhaqanka

Laascaanood – Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay odayaasha dhaqanka ee ku sugan magaalada Laascaanood, kuwaas oo ka mid ahaa wufuud kala duwan oo booqasho ku yimid caasimadda Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, si ay uga qeyb galaan munaasabadda caleemo-saarka hoggaanka cusub ee maamulkaasi.   Odayaasha uu la kulmay Ra’iisul Wasaaruhu ayaa ka...

Ciidanka Xoogga Dalka oo fashiliyey weerar Al-Shabaab ku Shabeellaha Dhexe

HIIRAA- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa fashiliyey weerar ay kooxda Al-Shabaab ku soo qaadeen deegaanka Jabad Godane ee gobolka Shabeellaha Dhexe.   Ciidanka ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku haynta deegaanka, kaddib markii ay jab xooggan gaarsiiyeen maleeshiyaadka Al-Shabaab. War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in haatan ay socdaan hawlgallo ballaaran oo isugu jira sifeyn...

Somali army says it repelled al-Shabaab attack in central region

MOGADISHU – Somalia’s army said it repelled a heavy attack by al-Shabaab on a military base in the Middle Shabelle region of southern Somalia, inflicting significant losses on the militants.   The Somali National Army (SNA) said fighters from al-Shabaab launched an assault on government positions in the area of Jabad Godane, but were pushed back after clashes. The military said...

Militeriga Soomaaliya oo ka warbixiyay weerar ka dhacay Shabeellaha Dhexe – Daawo

WARSHEEKH - Weerar culus ayaa Al-Shabaab ku qaadey saldhiga Ciidamada dowladda Soomaaliya ku leeyahay gobolka Shabeellaha Dhexe, ee Koonfurta Soomaaliya.   Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa fashiliyey weerar ay Al-Shabaab ku soo qaadeen deegaanka Jabad Godane ee Gobolka Shabeellada Dhexe. Ciidanka ayaa hadda si buuxda gacanta ugu haya deegaanka, ka dib markii Al-Shabaab loo geystay jab xooggan iyo khasaare badan. Waxaa hadda socda...

Local militia launch offensive against Al-Shabaab in central Somalia

Mogadishu, Somalia — Local militia fighters known as Macawiisley have launched a large-scale operation against Al-Shabaab militants in areas surrounding Nuur Dugle in Somalia’s Middle Shabelle region, local sources said on Sunday.   The offensive, described by residents as intense, involved a large number of community fighters who attacked suspected Al-Shabaab positions in rural areas under Nuur Dugle. Witnesses said clashes...

WARAR KALE

Somalia Takes Part in Islamic Data Protection Network Meeting in Turkey

ISTANBUL – Somalia's Director General of the Public Data Protection Authority, Mohamed Nur Olow, took part in the second meeting of the Executive Committee...

Somalia Condemns Abuse of Young Woman After Video Circulates Online

MOGADISHU – Somalia's Ministry of Family and Human Rights Development has strongly condemned what it described as a "barbaric" assault on the dignity and...

Clashes Erupt Near Baidoa Between SNA Forces and Fighters Loyal to Former Southwest Leader

BAIDOA, Somalia – Heavy fighting broke out near the southwestern Somali city of Baidoa overnight between government forces and fighters loyal to former Southwest...