Wasaaradda Gaashaandhigga oo faahfaahin ka bixisay hawlgal culus oo ka dhacay Jilib
Muqdisho — Wasaaradda Gaashaandhigga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay hawlgal culus oo xalay ay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ka fuliyeen degmada Jilib ee gobolka Jubada Dhexe.
War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in Ciidamada Kumaandooska Danab ay xalay qaadeen hawlgal gaar ah oo si qorsheysan loogu beegsaday Al-Shabaab, kuwaas oo ku sugnaa goobo ku yaalla...
Somalia army’s ground forces’ chief inspects frontline troops in central town
BELEDWEYNE, Somalia — Somalia’s army chief for ground forces inspected frontline positions in the central town of Beledweyne on Sunday, urging troops to strengthen national defence and intensify operations against the Al-Shabaab militant group, the military said.
Major General Sahal Abdullahi Omar toured bases used by the 5th and 29th brigades of the 27th division of the Somali National Army...
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer ku tegay fariisimada CXDS ee Beledweyne
Beledweyne – Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa kormeer shaqo ku tegay fariisimada ay Ciidanka Xoogga Dalka ku leeyihiin magaalada Beledweyne, oo ah xarunta gobolka Hiiraan.
Kormeerka taliyaha ayaa si gaar ah diiradda ugu saarnaa Guutooyinka 5aad iyo 29aad ee ka tirsan Qeybta 27aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, halkaas oo uu...
Fiqi: Hoggaamiyeyaal sare oo Al-Shabaab ah ayaa lagu dilay duqeyn ka dhacday Jilib
Muqdisho, Jan 3 — Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta sheegay in Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya, oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah, ay dileen labo hoggaamiye oo ka mid ahaa kuwa ugu sarreeya kooxda Al-Shabaab, kadib duqeyn si xeel dheer loo qorsheeyay oo ka dhacday degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe.
Wasiir Fiqi oo shir jaraa’id ku qabtay...
Somalia says US-backed operations kill key Al-Shabaab leaders
Mogadishu, Jan 3 — Somalia’s defence minister said Saturday that security forces, backed by international partners, have killed two senior Al-Shabaab leaders in a carefully planned air strike, dealing what he described as a major blow to the militant group’s leadership.
Defence Minister Ahmed Moallim Fiqi told a press conference in Mogadishu that the National Intelligence and Security Agency (NISA),...
Somalia condemns Trump remarks on Somalis as ‘trash’
Mogadishu – Somali President Hassan Sheikh Mohamud has strongly condemned remarks attributed to US President Donald Trump in which he reportedly referred to Somalis as “trash,” calling the comments unacceptable and an insult to the dignity of an entire nation.
In an interview with Al Arabiya English, Mohamud said the language was offensive and risked reinforcing negative stereotypes about Somalis,...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo cambaareeyay hadalka Trump ugu gefay shacabka Soomaaliyeed
Muqdisho – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si adag u cambaareeyay hadallo uu jeediyay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, kuwaas oo Soomaalida ku tilmaamay “qashin.” Madaxweynaha ayaa sheegay in hadalladaasi ay yihiin kuwo aan la aqbali karin isla markaana gef ku ah sharafka iyo karaamada ummad dhan.
Wareysi gaar ah oo uu siiyay Al Arabiya English, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa...
Booliska oo Beeniyey Eedeyn uu Soo Jeediyey Taliyihii Hore ee Dekedda Muqdisho
MUQDISHO — Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa beeniyey eedeyn uu soo jeediyey taliyihii hore ee saldhigga Dekedda Muqdisho, G/sare Axmed Khadar Maxamed Xasan, kaasoo sheegay inuu xilka iska casiley kadib markii lagu amray inuu dalka ku sii daayo maandooriye halis ah.
Taliyaha Hoggaanka Canshuuraha Booliska Soomaaliyeed, Janaraal Bariise, oo ka hadlay munaasabad gaaban oo lagu qabtay Dekedda Muqdisho, ayaa sheegay in...
Somali Police Deny Former Mogadishu Port Chief’s Claims of Narcotics Release
MOGADISHU, Somalia — The Somali Police Force on Friday denied claims made by the former head of the Mogadishu Port police, Brig. Gen. Ahmed Khadar Mohamed Hassan, who said he resigned after being ordered to release dangerous narcotics into the country.
Police Revenue Command General Bariise, speaking at a brief handover ceremony at Mogadishu Port, dismissed reports of any narcotics...
OIC oo Jeddah ku Taageertay Soomaaliya Ka Dib Aqoonsiga Israel ee Somaliland
JEDDAH — Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa kulan degdeg ah ku yeeshay xaruntiisa magaalada Jeddah Jimcaha, si looga hadlo xaaladda Soomaaliya, kaddib markii Israa’iil ay aqoonsatay Somaliland.
Yousef Al Dubaie, Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Arrimaha Siyaasadda ee OIC, oo ku hadlayay magaca Xoghayaha Guud Hissein Brahim Taha, ayaa adkeeyay in midnimada, madax-bannaanida, iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay...









