Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Dagaal Beeleed Khasaaro Geystay oo Ka Socda Deegaanka Garasle, Galgaduud

GARASLE, GALGADUUD – Dagaal beeleed culus ayaa weli ka socda deegaanka Garasle ee gobolka Galgaduud, bartamaha Soomaaliya, sida ay sheegeen Saraakiisha deegaanka.   Dagaalka ayaa u dhexeeya labo maleeshiyo beeleed oo kasoo kala jeeda magaalooyinka Balanballe iyo Guriceel, kuwaas oo muddooyinkii dambe isku hayay arrimo la xiriira dilal hore iyo muran ka dhashay milkiyadda dhulalka deegaanka. Wararka laga helayo dadka deegaanka, gaar...

Shiinaha muxuu ka yiri codsigii Senator Ted Cruz ee aqoonsiga Somaliland?

MUQDISHO – Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay warqad uu Senator Ted Cruz u diray madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump, taasoo uu kaga codsaday in Mareykanku aqoonsado Somaliland.   Safaaradda ayaa tallaabadaas ku sheegtay mid si cad u faragelinaysa arrimaha gudaha ee Soomaaliya, islamarkaana wax u dhimaysa xiriirka labada dal ee Soomaaliya iyo Shiinaha. War-saxaafadeed kasoo baxay safaaradda...

China describes US senator’s Somaliland recognition push as interference in Somalia’s internal affairs

MOGADISHU, Somalia – The Chinese embassy in Somalia on Friday condemned a recent letter by U.S. Senator Ted Cruz urging former President Donald Trump to recognize Somaliland, describing it as a blatant interference in Somalia’s internal affairs and a threat to China-Somalia relations.   In a strongly worded statement, the embassy accused Cruz of undermining Somalia’s sovereignty and meddling in regional...

Somali president Hassan Sheikh set to jet off to US for UN General Assembly

MOGADISHU, Somalia – Somali President Hassan Sheikh Mohamud is set to travel to the United States in the coming weeks to attend the annual United Nations General Assembly (UNGA) in New York, government officials confirmed on Saturday.   The high-level gathering, scheduled for early September, will bring together world leaders to discuss pressing global issues, ranging from security and development to...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u socdaalaya Mareykanka si uu uga qeybgalo shirka Qaramada Midoobay

MUQDISHO – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la filayaa inuu u ambabaxo magaalada New York ee dalka Mareykanka, halkaas oo uu kaga qeybgali doono shirka guud ee sanadlaha ah ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay (QM), sida ay xaqiijiyeen ilo ka tirsan Villa Soomaaliya.   Shirka sanadkan ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in uu qabsoomo horraanta bisha September ee...

Somali army doubles operations against Al-Shabaab in Lower Shabelle: officials

MARKA, Somalia – Somali government forces have significantly intensified military operations against the Al-Qaeda-linked Al-Shabaab militant group in the southern Lower Shabelle region, security officials said on Saturday.   In recent hours, Somali National Army (SNA) troops conducted sweeping operations along the banks of the Shabelle River, targeting suspected militant hideouts. Several individuals were detained during the raids on suspicion of...

Ciidamada xoogga dalka oo labo jibaaray hawlgallada ka dhanka ah Al-shabaab

MARKA – Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay si weyn u kordhiyay hawlgallada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ee ka socda gobolka Shabeellada Hoose, iyaga oo guulo muhiim ah ka gaaray dagaalka ay kula jiraan argagixisada.   Wararka ka imaanaya gobolka ayaa sheegaya in saacadahii ugu dambeeyay ciidamadu ay hawlgallo ballaaran ka fuliyeen jiinka wabiga ee gobolka, halkaas oo...

Israel in talks with several countries to host displaced Gazans: report

Israel is reportedly holding talks with a number of countries, including Indonesia, Uganda, South Sudan, Libya, and Somalia's self-declared Republic of Somaliland, to explore the possibility of resettling Palestinians displaced from the Gaza Strip, Israel's Channel 12 reported on Thursday.   According to the report, Somaliland has shown openness to the idea of accepting Palestinians who voluntarily leave Gaza, although no...

Israel oo Wadahadallo la Furtay Dalal dhowr ah si Loo Qaabilo Qaxootiga Falastiiniyiinta ee Gaza

Maamulka Israel ayaa wadahadallo la leh dalalka Indonesia, Uganda, Suudaanta Koonfureed, Libya iyo sidoo kale Maamulka Somaliland si ay u aqbalaan Falastiiniyiinta laga barakiciyay Marinka Gaza, sida ay sheegtay Channel 12.   Maamulka Somaliland ayaa muujiyay furfurnaan ku aaddan in ay aqbalaan dib u dejin Falastiiniyiinta si iskood ah uga baxaya Gaza, inkastoo aysan jirin wax heshiis rasmi ah oo illaa...

Qarax haweeney ku dilay xadka Kenya xili Xiisadda dagaal ee Gobolka Gedo sii xoogeysanayso

Mandheera, Kenya – Xiisad dagaal ayaa cirka isku shareertay degmada Mandera ee waqooyi bari Kenya, kaddib markii dagaal u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Jubaland ka qarxay dhawaan gobolka Gedo, gaar ahaan Beled-Xaawo.   Fiidnimadii Arbacadii, haweeney lagu magacaabi jiray Fatuma Madnur Maxamed oo 44 jir ahayd ayaa ku dhimatay qarax ka dhashay miino oo ka dhacay beerteeda ku taalla deegaanka...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...