New AFRICOM Commander to Reassess US Role in Somalia
WASHINGTON, United States – The US Senate has confirmed General Dagvin Anderson as the new commander of the United States Africa Command (AFRICOM), marking the first time an Air Force officer will lead the military command since its creation in 2007.
In remarks following his confirmation, Gen. Anderson said he would reassess whether AFRICOM’s engagement in Somalia should prioritize the...
General cusub oo Taliska AFRICOM loo magacaabay iyo qorshihiisa Soomaaliya
WASHINGTON - General Dagvin Anderson ayaa loo magacaabay Taliyaha cusub ee Taliska Ciidamada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM), waxaana ansixiyay Senate-ka Maraykanka.
Wuxuu sheegay inuu dib u eegis ku samayn doono in Maraykanku uu taageeradiisa siiyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ama Dowlad Goboleedyada.
General Anderson wuxuu sheegay in Maraykanku uu sii wadi doono taageerada uu siiyo dagaalka lagula jiro Al-Shabaab, balse taageeradaas ay...
Senior Jubaland police commander killed in dawn raid on army base
Gedo, Somalia – A senior police commander under the Jubaland state in Gedo region has been confirmed dead following a heavy attack early Monday morning on a Jubaland military base in the village of Tuulo Amiin, local sources and security officials said.
The operation, reportedly well-coordinated, was carried out by Somali federal forces led by Abdirashid Janan, the newly appointed head...
Taliye sare oo Jubaland looga dilay dagaalka ka qarxay duleedka Beled-Xaawo
Gedo, Soomaaliya – Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa xaqiijinaya in uu geeriyooday Taliyihii booliska Jubaland ugu magacownaa gobolkaasi, kadib weerar culus oo saaka waaberigii lala beegsaday xerada ciidanka Jubaland ee ku taalla deegaanka Tuulo Amiin.
Weerarka oo ahaa mid si weyn loo soo qorsheeyay ayaa waxaa fuliyeey ciidamada dowladda Soomaaliya oo hogaaminaya Cabdirashiid Janan, taliyaha cusub ee NISA...
Somalia’s Hirshabelle state minister sacked after comments on tax grievances
Jowhar, August 11, 2025 — The Minister of State for Internal Affairs in Somalia’s Hirshabelle regional administration, Mohamed Ahmed Gacal, has been dismissed from his position following public comments in which he criticized the handling of taxation on major roads in the Middle Shabelle region.
Speaking to the media, Gacal acknowledged the growing frustration among truck drivers and transport operators...
Wasiir xilka looga qaadey ka hadalka cabashooyinka gaadiidleyda Shabeellaha Dhexe
Jowhar, Agoosto 11, 2025 – Wasiir dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Maamulka Hirshabelle Maxamed Axmad Gacal, ayaa xilkii laga qaaday, kadib hadal uu ka jeediyay warbaahinta oo uu kaga hadlayay cabashooyinka xooggan ee ka imaanaya gaadiidleyda isticmaala wadooyinka waaweyn ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Wasiirka ayaa si cad u sheegay in ay jiraan dhibaatooyin iyo culeysyo canshuureed oo ay wajahaan gaadiidleyda,...
Somali Govt announces killing of senior Al-Shabaab leaders in air and ground operations in Bariire
Mogadishu, August 11, 2025 — The Somali government announced on Sunday the killing of several senior Al-Shabaab leaders in a series of coordinated air and ground operations in the Bariire area and surrounding villages in the Lower Shabelle region.
The offensives, carried out jointly by the Somali National Army (SNA), Ugandan troops under the African Union Mission, and international partners,...
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay dilka hogaamiyayaal katirsanaa Al-Shabaab
Muqdisho, Agoosto 11, 2025 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay magacyada hogaamiyayaal sare oo katirsanaa kooxda Al-Shabaab kuwaasoo lagu dilay duqeymo qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Bariire iyo dhulka ku teedsan ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Duqeymaha oo ahaa kuwo isugu jiray dhul iyo cir ayaa waxaa si wadajir ah u fuliyay ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS),...
Somali political talks postponed again amid constitutional dispute – Pictures
MOGADISHU, Aug 10, 2025 – A planned meeting between Somali President Hassan Sheikh Mohamud and leaders of the National Salvation Forum was postponed once again on Sunday, as tensions deepened over controversial constitutional amendments, sources told Shabelle Media.
Key participants in the talks confirmed the postponement, adding that the parties have agreed to reconvene on Wednesday.
The delay comes amid a...
Kulankii Madaxweynaha iyo Madasha Samatabixinta oo dib loo dhigay, khilaaf xoogan oo taagan
Muqdisho, Agoosto 10, 2025 – Kulankii maanta lagu waday in uu dhexmaro Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo madaxda Madasha Samatabixinta, ayaa mar kale dib u dhacay.
Ilo lagu kalsoon yahay oo ka tirsan ka qaybgalayaasha kulanka ayaa u xaqiijiyay Shabelle in la isku raacay in dib la isugu soo laabto maalinta Arbacada ee soo socota.
Wararka laga helayo...








