Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Tirada Ciidamada Jabuuti ee jooga Soomaaliya oo la kordhinayo

MUQDISHO — Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa Arbacadii shalay kala saxiixday heshiis ogolaanaya in la kordhiyo tirada ciidamada Jabuuti ee ku sugan gudaha Soomaaliya si loo xoojiyo dadaallada xasillinta.   Faahfaahinta saxda ah iyo waqtiga la hirgelinayo heshiiska lama shaacin. “Heshiiska wuxuu hagayaa kordhinta ciidamada qalabka sida ee Jabuuti ee lagu daadgureynayo dhulka Soomaaliya, iyadoo la waafajinayo mudnaanta ay labada dhinac isla oggolaadeen,”...

Somalia, Djibouti sign troop deployment deal

MOGADISHU -- Somalia and Djibouti on Wednesday signed an agreement that allows for an additional deployment of Djiboutian troops to boost stabilization efforts in Somalia.   Specific details and timing of the agreement were not disclosed. "The agreement will govern the additional deployment of Djibouti Armed Forces personnel on Somali territory in accordance with the priorities agreed between the two parties," according...

Awdal Drought, Gedo Clashes Deepen Somalia Crisis

Somalia’s disaster agency (SoDMA) has raised alarm over a deepening humanitarian crisis driven by extreme drought and conflict-related displacement across multiple regions.   SoDMA said Awdal, in the northwest, is facing its worst drought in years after successive failed rainy seasons and soaring temperatures above 40°C. More than 264,000 people urgently need humanitarian assistance in the region, especially in Borama district, where...

Somalia: SSC-Khaatumo Formation Moves Forward with MP Selection Phase

LAS ANOD, Somalia – Efforts to establish a new regional administration in northeastern Somalia have entered a new phase, with delegates preparing to begin the selection of parliamentarians, officials said.   The emerging federal member state, officially named the Northeast Somalia Administration, was declared during a recent high-level conference in Laascaanood, encompassing the regions of Sool and Sanaag. According to Somalia’s Minister...

Wajiga cusub ee dhismaha SSC-Khaatumo oo la guda galay – Xildhibaanada la soo xulayo

Laascaanood – Ergada dhiseysa Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa u gudbaysa wejiyada xiga ee dhismaha maamulka cusub, iyagoo bilaabaya soo xulista xildhibaanada dowlad-goboleedka, sida uu xaqiijiyay Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya, Cali Xoosh.   Xildhibaanada maamulka cusub ayaa la qorsheynayaa in ay ka koobnaadaan 83 xubnood, kuwaas oo si caddaalad ah uga imaanaya beelaha deegaanka wada dega ee ku midoobay dhismaha maamulka. Wasiir...

Somaliland offers US naval base access, rare earth deal in bid for recognition

HARGEISA – Somaliland has offered the United States the opportunity to establish a naval base along its coast near the strategic Bab al-Mandab Strait and proposed a rare earth minerals deal, in a bid to gain formal recognition as an independent state, according to a report published by Bloomberg.   The proposal, made by President Abdirahman Cirro, comes amid Somaliland’s intensified...

Somaliland oo Mareykanka u bandhigtay saldhig ciidan iyo heshiis macdanta si ay u hesho aqoonsi

Hargeysa – Sida lagu sheegay warbixin uu daabacay Bloomberg, Somaliland ayaa u bandhigtay Mareykanka fursad uu saldhig ciidan badeed uga dhisto xeebteeda u dhow marin-biyoodka istaraatiijiga ah ee Bab al-Mandab, oo u dhexeeya Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed.   Sidoo kale, Somaliland ayaa soo jeedisay heshiis muhiim ah oo la xiriira macdanta dhifka ah ee lagama maarmaanka u ah warshadaha tiknoolajiyadda...

Somalia’s Lower House Speaker Visits Bakool Region amid Al-Shabaab blockade

Huddur, Bakool – The Speaker of Somalia’s House of the People, Sheikh Adan Mohamed Nur (Madobe), arrived on Wednesday in the southwestern town of Xuddur, the administrative capital of Bakool region, as part of a high-level federal delegation aiming to strengthen cooperation with local authorities.   Speaker Madobe was warmly welcomed at Xuddur airport by the President of South West State,...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Booqasho Ku Tegay Gobolka Bakool

Xuddur, Bakool — Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Xuddur, xarunta gobolka Bakool, isagoo hoggaaminaya wafdi ballaaran oo ka kooban wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan dowladda Federaalka.   Wafdiga Guddoomiyaha ayaa si diirran loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Xuddur, halkaas oo uu ku sugnaa Madaxweynaha...

Somali PM Meets AU Special Representative Amid Ongoing Security Transition

Mogadishu – Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre on Wednesday received the African Union’s newly appointed Special Representative to Somalia, Ambassador El Hadji Ibrahima Diene, for talks centered on the country’s fragile security transition and ongoing counter-terrorism operations.   The meeting, held at the Prime Minister’s office in Mogadishu, was also attended by Diene’s deputy, Mouktar Ousman Karie, and comes amid...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...